Help Me Provide Drought Relief for SSC Region

Somalia, Khatumo state specifically, has entered into a drought where there is an extreme water  shortage. Wells and tributaries have dried up as the heat has been increasing, and there have been more and more dehydrations reported. 

Nomads and pastoralists have lost over thousands of livestock  since they have been unable to reach water.

We are hoping to collect money to provide emergency water trucking for communities far away from rivers and wells. Those communities either have their water source dried up or no infrastructure to reach water.

We have received reports of extreme dehydration of the people and death of of livestock in Sool and Sanaag Region.

All the wells of small towns such as Nugaal,  Hawd have dried up, and villages around and the border of Ethiopia and Bali cad are experiencing extreme shortage of water. Towns like Widhwidh and Xudun are also experiencing extreme shortage of water.

Please donate anything you can. We have already started the water trucking and need your help to continue. We will distribute the money where it is needed the most by sending water tankers to those villages. A full water tanker is going for $115 to $200 per trip depending on district

Anything helps and we are trying to do this as fast as possible

For each family in a village water trucking provides immediate relief for a couple days.

SOOL SANAAG IYO CAYN MIDNIMO

UJEEDO

Ujeedooyinka ururkani Waa dib u Midaynta  si dhab Midnimada SSC, taasoo ka  turjumaysa himilooyinka dadweynaha reer SSC/Khaatumo ay hiigsanayan (aspirations of the people of SCC), kuwaas oo salka ku haya taariikhda halgamadii dheeraa ee loo soo maray xorayntaa gobolada, hadday tahay ta isticmaalka Maanta  la iskaga xoreeynayo iyo hadday tahay halgankii Sayid Mohammed Hassan ee lala galay taliskii Gumeystihi Ingriiska , halgankaas oo midhohoodu  ahaayen xasilloonida iyo degenaashaha oo ay manta u Naaloonayan Muwaadiniinta SSC/Khaatumo..

Ka sokow dadaalka madaxda iyo xubnaha ururku u galeen dhismaha ururka,Hormarinta iyo Dardargelinta Dhalinta SSC waxa aan la iloobi karin taageerada balaadhan ee dhinacwalba leh ee ururku ka helay shacabweynaha SSC/Khatumo Midnimo taaso Ururka u suurto gelisay inuu gaadho guulo waawayn muddadii gaabnayd ee uu dhisnaa. Ururku si u taaba geliyo hanka shacabka reer SSC waxa lagama maarmaan ah inuu helo taageradooda oo aan kala go’ lahayn.

SHARAF

Waxa sharaf noo ah muwaadin kasta oo Reer SSC u dhashay inaanu ku marti qaadno XUBINIMADA ururka anaga oo jecel in aad marka hore akhrisataan MANIFESTADA URURKA

TILMAAMAHA IYO XUBINIMADA URURKA


QODOBKA 1AAD

MAGACA IYO SIFAHA URURKA

1. Magaca Ururku waa “ SOOL SANAAG IYO CAYN MIDNIMO”

2. SOOL SANAAG IYO CAYN MIDNIMO  waa URUR u taagan Midnimada iyo Horumarinta  SSC/ KHATUMO STATE OF SOMALIA.

QODOBKA 2AAD

CALANKA

Calanka Ururku waa Calanki drawishta ee Seyid Abdulle Hassan

QODOBKA 3AAD

UJEEDOOYINKA URUKA

Ujeedooyinka uruka waxa saldhig u ah barnaamijka Mamulada oo ay ka mid yihiin:

1. Xoojinta, barashada iyo ku dhaqanka diinta islaamka
2. Midaynta madax-dhaqameedka iyo Muwaadininta SSC
3. Hirgelinta iyo ku dhaqanka dasturka , shuruucda Maamulka, heshiisyada caalamiga.
4. Adkaynta nabada iyo wadajirka bulshada iyo isku xidhka SSC oo dhan
6. Difaaca jiritaanka iyo madaxbanaanida Maamulka SSC MIDNIMO
7. Hirgelinta sinaan iyo cadaalad buuxda, ee mujtamaca dhexdiisa iyo garsoorka hortiisa
8. Higelinta dhaqankeena suuban iyo la dagaalanka dhaqamada xun xun
9. Kor-u-qaadida dhaqaalaha Maamulka iyo ka faa’iidaysiga khayraadka ku jira, iyadoo la dhiirigelinayo maalgelinta gaarka ah iyo suuqa xorta ah
10. Kor-u-qaadista arrimaha bulshada sida waxbarashada, caafimaadka, garsoorka, fanka iyo isboortiga iwm
11. Xoojinta xidhiidhka Maamulada aynu deriska nahay iyo ururada ah ee aynu xubinta ka nahay, ama aynu higsanayno in aynu xubin ka noqono

Create your website with WordPress.com
Get started